WASAARADDA SPORTIGA IYO DHALINYARADA OO SANAKAAN…….

WASAARADDA SPORTIGA IYO DHALINYARADA OO SANADKAAN QADDARIN IYO XUSHMAD U SAMAYSAY ODAYAASHII SPORTIGA EE BERISAMAADKII.

Bishan aan ku jirno ee Desember ayaa waxaa furay tartankii cayaaraha dawlad GOBOLEEDYADA Somaliya.

Waxaa horey u dhacay shirar gogol xaar ah iyo qaabkii loo qaban lahaa tartanka.

Wasiiradda wasaaradda cayaaraha Marwo Khadiijo ayaa ku dhawaaqday in la magacaabo guddi marjac ah oo ka kooban bahdii  hore ee sportiga.

RUNTII wasiiradda waxay ku soo KORDHISAY sportiga in la xasuusnaado LANA xuso cayaartoydii hore LANA hawl geliyo si looga faaidaysto aqoontooda.

Wasaaradda SPORTIGA IYO XIRIIRKA Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa isagoo is kaashaday ku dhawaaqay guddi odayaal ah oo marjac ah.

Gudigana wuxuu ka kooban yahay sida hoos ku qoran:

1. Mohamed Hussein Hadi
2. Muse Mohamed Nasir
3. Muhyadin Mohamoud Mohamed
4. Ahmednur Mohamed Hashi deroga
5. Abdulkadir Ibrahim Gacal
6. Cadde Hassan Ali
7. Mohamoud Ali Haasan killer
8. Osman Hagi Maye Iskoot
9. Mohamed Ahmed Plow

Ninka sagaalaad wuxuu ka tirsan yahay Wasaaradda

Wa bilaahi tawfiiq

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *