Monthly Archives: February 2017

KOOXDA WHITE STARS EE KA DHISAN MAGAALADA LONDON……

Kooxda White Stats FC ee ka dhisan waqooyiga London ayaa waxaa gacanta ku haya wiilal Soomaaliyeed. Da’da ugu yar ee ay gacanta ku hayaan ayaa ah 4jir iyo wixii ka weyn.

Kooxdan waa kooxdii labaad oo AKADEMI ku leh dalka Ingiriiska.

MAXAMEDOW SPORTIGA MAXAA LAGA SHEEGAY?

MAXAMED:

WAXAAN LA YAABANAHAY BAHDA SPORTIGA QURBAHA KU NOOL IN AY ISKU CANAANAYAAN MAXAAN SPORTIGA U HORMARIN WEYNAY.

MIDDA KALE WAXAY IS WEYDDIINAYAAN MAXAA HELAY TARTAMADA QAAR EE HOREY LOO QABAN JIRAY.