Daily Archives: 03/27/2017

SACIID ADAN MOHAMED (SACIID SUUJINO) OO MARTI QAAD KA HELAY SANADKAAN JAALIYADAHA SPORTIGA SOOMAALIYEED.

Suxufiga Sportiga Soomaaliyeed Mr Saciid Suujinno oo bahda sportiga ay aad u jecel yihiin ayaa marti qaad ka helay Jaalliyadaha kala ah Finland, Sweden, Kanada, United Kingdom, Holland iyo America.