Monthly Archives: December 2017

CAYAARIHII DAWLAD GOBOLEEDKA OO LA JOOJIYEY…

Go,aan ka so baxay Golaha Wasiirada ayaa lagu joojiyay Ciyaartii Galabta dhax Mari Laheyd Jubaland Iyo Galmudug .

Ciyaartan xiisaha badan ayaa loo baajiyay Sababo la Xariiro xalad Ami daro iyadoo saakay Qarax lagula beegsaday Ciidama Ka Tirsan Dowalada Somaliya xerada General Kaahiye.

GALABTA IYO CAYAARTA CONS STADIUM.

Galabta Saacadda marka ay tahay 3:30pm ayaa garoonka Cons Stadium ku ballansan labada kooxood ee kala ah

KOOXDA GALMUDUG STATE OO LOOGU AWOOD SHEEGTAY…..

Galabta waxaa garoonka Cons Stadium gooda is daray labada kooxood ee kala ah

TARTANKA DAWLAD GOBOLEEDYADA KUBADDA CAGTA.

Waxaa wiiggii hore ee la soo dhaafay ka furmay garoonka Cons Stadium tartanka kubadda cagta ee dawlad GOBOLEEDYADA Somaliya.

WASAARADDA SPORTIGA IYO DHALINYARADA OO SANAKAAN…….

WASAARADDA SPORTIGA IYO DHALINYARADA OO SANADKAAN QADDARIN IYO XUSHMAD U SAMAYSAY ODAYAASHII SPORTIGA EE BERISAMAADKII.