MAXAMEDOW SPORTIGA MAXAA LAGA SHEEGAY?

MAXAMED:

WAXAAN LA YAABANAHAY BAHDA SPORTIGA QURBAHA KU NOOL IN AY ISKU CANAANAYAAN MAXAAN SPORTIGA U HORMARIN WEYNAY.

MIDDA KALE WAXAY IS WEYDDIINAYAAN MAXAA HELAY TARTAMADA QAAR EE HOREY LOO QABAN JIRAY.

HADALADA AAN KA SOO URURIYEY FADHI KU DIRIRADA WAXAA KA MID AH:

1. CAYAARIHII SAMARKA LAGU QABAN JIRAY DALKA UK DIB AYAAN U SAMAYN DOONAA ANIGOO ISKU DUUBAN.

2. CAYAARIHII LAGU BARTAY MANCHESTER EE CARUURTA YARYAR EE XIISAHA LAHAA DIB AYAAN U BILAABAYNAA.

3. SAFARADII AAN DHALINYARADA UGU KAXAYN JIRNAY DIBADDA WAAN SOO CELINAYNAA.

4. KOOBKII SUPPER CUP EE MAGAALADA LIECSTER DIB BAAN U ABAABULAYNAA.

5. SOCIAL MEDIAHA AMA SAXAAFADDA SPORTIGA INTA CAAYDA IYO ISKU DIRKA KA SHAQAYSA WAAN U TASHANAYNAA.

6. FANKA IYO SPORTIGA WAA LA MATAANEYNAYAA.

Waxaa diyaariyey

Dr. Abdulkadir Caddaay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *