This is default featured slide 1 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 2 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 3 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 4 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 5 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

 

Fikir fayoobi qaba iyo dhalinyaro heelan (Faallo)

XSKK0315Fikir fayoobi qaba iyo dhalinyaro heelan (Faallo)

Bini’aadam kasta ee dunida ku nool waa mid saaxiib la ah fikir, taa oo ka dhigan inuu leeyahay wax currin wanaagsan, mana jiro qof fikirkiisa uu guuldarreesto, haddii mowduuca abuuraha uusan gaabis sameynin.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Oo Go’aamo adag laga soo saaray Ciraartii Banaadir… goobjoog.com Guddiga Dihsibiliinka Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa ganaax dul-dhigay Naadiga Banaadi…

XKCS Banadir15Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Oo Go’aan adag ka soo saaray Ciraartii Banaadir Sports.Club iyo Jeenyo.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada gacanta oo ka qayb gashay tababar kubadda gacanta ah.

XSKG15Xiriirka Soomaaliyeed Kubadda Gacanta waxa uu 15 – 17/01/2015 ka qeyb galay Tababarkii 1aad ee Maamulka oo loo qabtey Xoghayeyaasha Xiriirada kubadda gacanata  Caalamka oo idil, laguna qabtey Dalka Qatar, caasimaddiisa Doxa.

TAARIIKHDA XIRIIRKA SOOMAALIYEED EE JUUDOWGA IYO KAN CAALAMKA‏

Muuse M OsmanCiyaarta juudowga iskeed ayey u aas’aasantay sida ciyaaraha casriga ah oo kale sanadkii 1882 – kii, Professor JIGANO KANO oo u dhashay dalka Japan ayaa doorasho iyo dib u habeen farsamo kala duwan ah u isticmaalay dugsiga JUJITSU.

CADAANI IYO ABDIQANI SICIID CARAB SHAQO FIICAN AYEY WADANKA U HAYAAN – DADKA QURBAHA KA QEYLIYA WADANKA HAKU LAABTAAN – EREYADII SHIINE GUHAAD “DAAWO”

Shino 15Cayaaryahankii kubadda kolayga ee Qaranka iyo naadiga wakaalada ganacsiga ee Inji isla markaana ahaa macalinka qaranka kubadda kolayga gabdhaha Somalia ABDIRAXMAAN MAXAMED GUHAAD “Shiine Guhaad” ayaa wareysi aad u dheer siiyey shabakada SOLASPORTS, isagoo ka hadley gebi ahaan horumarka ka socda dib u dhiska cayaaraha Somalia, hadii ay ahaan lahaayeen kuwa kubadda cagta iyo kolayga.

Magaalada Baydhabo Janaay oo lagu qabtey tartan kubadda cagta (Sawirro)

Baydhabo15Magaalada madaxda gobalka Bay ee Baydhabo ayaa lagu qabtey koob kubadda cagta ah oo ay ka soo qayb galeen kooxaha ka dhisan magaalada, iyadoo si heer ah loo soo agaasimey.

Taariikhdii Xiddigii Kubadda Koleyga ee naadigii Muqdisho Abdirisaaq Maxamuud Rooble ( Ugaas)

Cabdirisaaq ugaasDalka Soomaaliya waxaa soo maray cayaaryahanno tiro badan oo magac iyo maamuusba ku lahaa noocyada ciyaareed ee kala duwan, ha noqoto kubadda cagta, K/Koleyga, K/Miiska, Cayaaraha fudud,  iyo Teeniska dheer, ciyaaryahannadaasi aadka u faraha badnaa ayaan maanta nasiib u yeeshay inaan la kulmo xiddig ka mid ahaa  xiddigihii sida aadka ah uga dhex muuqday ciyaarta kubadda koleyga, gaar ahaan naadigiisii Muqdisho, kaasi oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Maxamuud Rooble oo bulshada isboortiga ay ugu yeeraan “ Cabdirisaaq Ugaas”

Shirkii xiriirada kubadda Kolayga ee Zone v oo Qaahira lagu soo gabagabeeyey.

BB shir15Waxaa magaalada Qaahira ee dalka Masar lagu qabtay kulan looga hadlayey horumarinta kubadda Kolayga ee dalalka ku jira Zone ka shanaad ee qaaradda Afrika kaasoo ay ka soo qaybgaleen madaxda kubadda kolayga ee dalal sideed wadan ah oo ku bahoobay Zone kan.

London Futsal Tournament 2015

London Futsal-2015Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan kooxaha Soomaaliyeed ee ka dhisan wadanka Ingiriiska in markale lagu qaban doono magaalada London koobkii London Futsal Tournament 2015.

Hadaba koox walbo oo ka qayb galaysa tartankaan, waxaa laga qaadi doonaa lacag dhan £70 pounds oo ay iskaga diiwaan gelinayaan koobka LFT 2015, ka hor 15 February 2015.

Wixii ku saabsan LFT 2015 kale soo xiriir maamulka Futsal-ka ee LFT

mrsomalia@hotmail.com

Mahadsanidiin

Yusuf Yusuf

Messi iyo CR7 oo hogaaminaya laacibiinta ugu qaalisan aduunka

Messi CR7 2015Qiimeyn la soo saaray ayaa lagu shaaciyay in xidiga aduunka ugu qaalisan uu yahay laacibka kooxda Barcelona Leo Messi waa hadii suuqa kala iibisiga ciyaartoyda la soo dhigo oo la dhaho waa la iibinaa qiimeyntaan ayaa waxaa soo  saartay CIES Football Observatory.