This is default featured slide 1 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 2 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 3 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 4 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 5 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

 

Eng. Bana & Mr Wensonga oo lagu martiqaaday British Basketball League

bana14FIBA Africa Commissioner Mr Agina Wesonga iyo Head of Marketing & Media for East and Central Africa Eng Bana Ali ayaa casumaad ka helay British Basketball League iyagoo ka wada hadley sidii cayaaraha kubada kolayga ee wadanka boqortooyada UK iyo SOMALIA laysugu xiri lahaa,iyadoo ay ku tilmaameen Somalia in ay tahay meel laga heli karo cayaaryahno kuwa Afrika iyo aduunka ka qeyb qaadan kara hadii ay helaan tababar fiican iyo dhaqaale.

Cayaaryahano Ajaanib ah oo kusoo qul qulaya Soomaaliya.

XKCS C. Ajnabi14Kororka tirada cayaaryahanada ajaanibta ah ee kusoo biiraya horyaalka kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa ah astaan weyn oo muujineysa horurmarka kubada Cagta Soomaaliya.

Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Ee Magaalada Boorama Oo Soo Afmeeray Tartan Ciyaareedkii Sannadkan 2014. -

Borama InterClassis14Waxaa maanta la soo afmeeray tartan ciyaaradkeeda  sannad dugsiyeedka 2014-215 Dugsiyada Hoose/Dhexe Iyo Sare ee cumar Binu khadaab waxaana ciyaartii finalka iskaga horyimid fasalada form One C Iyo Form Two oo soo maray wareegyo kala duwan.

Hadal yar iyo Howl badan (Qormada Todobaadka)

Yusuf14Qormada todobaadkan iyo isboortiga sspamedia waxaa weeye gubaabo iyo is tusaaleyn, waa soo afjarney inaan dhex galno shaqsiyaadka isku mashquulsan, waayo dadka isboortiga waxay noo arkaan isha wararka sugan ee tilmaami karta qaladka iyo wixii sax ah ee soo dhex gala maamulka isboortiga iyo cayaaraha,

Gaas oo kulan looga hadlayo horumarinta waxbarashada uga qayb galey London

Gass Edu-iyo-sportKulan muhiim ah oo ka dhacey xaruunta AET ee ku leedahay magaalada London ayaa waxaa looga hadley sidii caruurta iyo dhalinyarada ku nool maamul gobaleedka Puntland ee Soomaaliyeed loogu sameyn lahaa barnaamijyo waxbarasho oo isugu jira aqoon iyo isboorti laga hirgeliyo deeganadaasi.

Xiriirka Karatega iyo Takewanduga Soomaaliya oo shirki sanadlaha ku yeeshay Muqadishu

Takewandu14

Xiriika Soomaliyed ee karatega iyo Takewanduga ayaa kulan sanadeed ku yeeshay magaalada muqdisho, shirkan uu ujeedkiisa ahaa sidii uu xiriirka u soo bandhigi lahaa waxqabadka xiriirka ee sandka 2013-14 iyo qorshaha xiriirka 2014-15, Waxaana shirka ku sugnaa guddoomiyaha xiriirka Takewabduga Aweees Maxamed Abati Orafeeyo, guddoomiye ku xigeenka Ingineer Amed Ciise Kiriish xubnaha xiriirka iyo ciyartoy iyo marti sharf kale.

Aqoon is-waydarsi hal maalin ah oo loo qabtay xeer ilaaliyaasha.

XSKC SeminarWaxaa Maalinimadii shalay Magaaalada muqdisho ka dhacay seminaar aqoon is-waydaarsi kaa soo loo qabtay xeer ilaaliyaasha iyo kormeerayasha garsoorka xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta, Seminaarkan oo hal maalin kaliya ku koobnaa waxaa soo qaban qabiyay xiiriirka Soomaliyeed ee kubadda cagta , waxuuna u jeedkiisa ahaa in la tayeeyo shaqada & aqoonta xeer -ilaaliyaasha xiriirka.

Hordhaca kulanka ugu xiisaha badan usbuucaan EPL-ka Liverpool iyo Chelsea, Balloteli vs Coasta

Liverpool-iyo-Chelsea-Balloteli-vs-CoastaKooxda Liverpool ayaa galabta soo dhaweyn doonta kooxda car carta badan e Chelsea kulan ka tirsan EPL-ka waana kulan aad u xiiso badan oo la wada sugaayay.

Wax ka ogoow tobanka xidig ee ugu gool dhalinta badan Champions League

top-ten14Gool dhalinta horyaalka Yurub ugu xiisaha badan ee Champions League waxaa heystay iskoorkiisa laacibki hore ee kooxda Real Madrid Raul isagoo mudo dheer rikoorkaas la gaari waayay maadaama 71 gool uu ka dhaliyay dhamaan kulamadii Champins League.

Dhowr Koox oo ay ku Jirto Real Madrid oo xalay u talaabay Wareega 16ka Champions Liguae 2014-2015

RM 14 Waxaa xalay la Ciyaaray Kulamo ka Tirsan Lugta 4 ee Guruubyada Champions Liguae 2014-2015 waxana kulamadii dhacay laga Soo Sheegayaa in Dhowr Koox oo ay ku jirto Real Madrid inay u Talaabeen Wareega 16ka ee tartankaasi,Halak sidoo kale Qaar kalena ay ka quusteen inay u soo Gudbaan wareega 16ka,kuwa kalena ay Rajo ku nool yihiin.