This is default featured slide 1 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 2 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 3 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 4 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 5 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

 

Dhaqaalaha, garoomada iyo dhismaha oo ka kooban yahay xaruunta Olymp Africa ee Garoowe.

MacaanowDhaqaalaha, garoomada iyo dhismaha oo ka kooban yahay xaruunta Olymp Africa ee Garoowe. Barnaamijka magaciisa

Maxaad Ka Taqaan Ciyaaryahan Maxamuud Jeenyo’ Rasmiin’ 1972 ayaan Ciyaaraha ku soo biiray.

RasmiinCiyaaryahan Maxamuud Cali Cilmi oo lo Yaqan Maxamuud Jeenyo ama Rasmiin waxa uu ahaa mid ka mida Xidigihii Barisamadkii soo maray Kooxda Kubada Cagta LLPP jeenyo waxaana laacibkaan uu noqday mid Boosaska kooxda lagu xasuusto kana soo ciyaaray isagoo ku dhexjiray Kooxdaasi 1972 vs 1985 ka dib Markii laga Qaatay Xulka Gobolka Hiiraan.

SPORT PERSONALITY OF THE YEAR 2014 ENG BANA ALI “SAWIRRO”

bana Aword14ENG BANA ALI oo ah shaqsi aad looga yaqaano goobaha isboortiga ee qurbaha ayaa wuxuu sanadkan 2014 muteystay in shabakada SSPAMEDIA iyo UNIVERSAL TV ay u aqoonsadaan SPORT PERSONALITY OF THE YEAR 2014, kaasoo tartan ay kula jireen shaqsiyo isboortiga Somalia magac iyo sharaf ku leh,

HIRDA oo shaacisey kooxaha ka qayb galaya AFT 2014

Qorituur-Hirda14Ha’yadda HIRDA ayaa xaleyto soo saartey liiska kooxaha ka qayb galaya cayaaraha Futsal-ka Amsterdam Futsal Tournament ( AFT 2014), waxaana ka qayb gali doono sanadkaan 24 kooxood oo Yurub iyo Holland ka kale imaan doono.

Falanqeynta kulanka xiisaha badan ee As Roma iyo Manchester City yaa soo bixi doona caawa

RoamMan14Caawa waxaa kala cadaan doonta cida u soo baxeyso wareega 16-ka ee Champions League marka ay kooxda Man City soo booqato magaalada Roma ee kulan xiiso badan oo ay ku yeelan doonaan kooxda AS Roma.

XSCF oo Muqdisho ku soo geba-gabeeyay Horyaalka 30-aad ee ciyaaraha fudud+Sawirro.

cf14Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud ayaa shalay galab garoonka Banaadir ku soo xeray horyaalka 30-aad ciyaaraha fudud ee dalka, Horyaalka waxaana kasoo qayb galay Guddoomiyaha Gos Cabdullahi Axmed Tarabi, Madaxa Xiriirka Gos Xaaji Colow Madaxa arimaha Gobolada Gos Ibraahin Roombe, Agaasimaaha waaxda isboortiga ee wasaaradda dhalinyarada Cabdullahi Aabow iyo Madaxda xiriirka ciyaaraha fudud.

Hambalyo dhallinta cuslaatay ee Virginia iyo Atlanta

Atalanta14Tartankii cayaaraha ee loogu magacdaray Thanksgiving day ayaa habeenimadii ay taariikhdu ku beegnayd 12/31/2014 si xamaasad badan loogu soo gabagabeeyay garoonka k/koleyga ee Atlanta , iyada oo ay xusid mudan tahay in sannadkan cayaaraha  ay ka soo qaybgaleen tiro faro badan oo ka mid ahaa:

Messi,Ronaldo iyo Manuel Neuer oo isugu Soo Haray Abaal Marinta Sanadka iyo Fifa oo Soo Saartay Liiska Musharaxiinta sanadka Ciyaartooyda iyo Macalimiinta adduunka Gabdho iyo Wiilal.

uafa14

Waxaa lasoo saaray liiska saddexda ciyaaryahan ee u sharaxan abaal marinta laacibka ugu fiican sanadka adduunka iyo yurub ee Ballon d’Or waxaana isugu so haray xidigaha u kala dhashay Portugal,Argentina iyo Jarmalka ee kala ah Cristiano Ronaldo,Lionel Messi & Manuel Neuer.

Pele ‘fine’ after being taken to special care unit

Pele14NOVEMBER 27, 2014, 11:25 AM

SAO PAULO — Brazilian great Pele says he is not seriously ill, easing fears Thursday that his health deteriorated even though a hospital said he was in intensive care and undergoing renal support treatment.

UAFA iyo Soomaaliya oo wada shaqayn ku balamay.

uafaMadaxweynaha la doortay ee Midowga xiriirada kubada cagta ee wadamada carabta, (UAFA), Turki Bin Khalid Bin Faisal Al Saud, ayaa ku dhawaaqay marxalad cusub oo ku aadan wada shaqeyn uu la sameynayo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.