This is default featured slide 1 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 2 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 3 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 4 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 5 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

 

Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday.

XSKK xoghaye15Naadiyada xiriirka Soomaaliyeed kubadda kolayga ayaa maanta kulan ay xilka uga qaadayaan Xoghayaha XSKK Saciid Faarax Ducaale ku yeeshay Magalaada Muqdisho.

Hargeysa: Dhallinyaro La Barey Xirfadda Feedhka Oo Xaflad Loo Qabtey

Feedh 2.jpg15Machadka jidh dhiska, Jimicsiga iyo barashada xirfadda feedhka oo ku yaalla Magaalada Hargeysa ayaa shalay xaflad u qabtey 9 dhallinyaro ah oo la baray xirfadda feedhka.

Ammaan loo soo jeediyay garsoorayaasha Soomaaliyeed

Garsoorayaasha 2015(Tunis) 03 May 2015- Guddiga garsoorka Xiriirka Kubadda Cagta CAF  ayaa si weyn u amaanay garsoorayaasha Afarta ahaa ee dalka Soomaaliya,gaar ahaan kuwii dhex-dhexaadiyey kulan ciyaareedkii Confederation Cup  ee lugta labaad una dhexeeysay kooxaha Club Afirca (Tunisia) iyo  Amal Zad (Algeria) oo Jimcihii lagu dheelay caasimadda dalka tuniiisiya ee Tunis.

Tartanka Futsalka degmooyinka Gobalka Banaadir oo Muqdisho Ka furmay +Sawirro.

Footsal15Munaasabad lagu furayay tartanka Futsel-ka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka dhacday degmada Howlwadaag. Munasaba ay si wayn u soo agaasimeeyn maamulka isboortiga gobolka Banaadir,waxaa ka soo qeyb galay guddoomiayah ispoortiga gobalka Baandir Xasan Adan Xaaji Yabarow Wiish, gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobalka banadir Cabdi Kaafi Maxamud Makaaraan, guddoomiyaha degmada hawl wadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad iyo masuuliyeen kala duwan oo kala socotay xiirarada kala duwan ee ciyaaraha.

DHIBCO TIRISKA HORYAALKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYA 2015

XSKC-logoKala Sareynta Horyaalka 2014 – 2015 Kubadda Cagta Soomaaliyeed

 Seriyo Ada 

China oo amartay in caruurta la baro k/ cagta

china1-610x358BEIJING (CIYAARO)- China ayaa dooneysa in kubadda cagta horumar weyn ka sameeyso,iyadoo la amrayo in caruurta dalkaasi la baro sida loo ciyaaro kubadda cagta si mustaqbalka cayaarta dalkaasi u gaarto meel sare.

Magaalada Muqdisho oo ka qayb galaysa Tartanka Magaalooyinka Bariga Afrika ee kubadda kolayga

KK Muqdishu Team15Munaasabad lagu furayay tababarka kooxda ku ciyaaraysa Magaca magaalada Muqdisho ayaa ka dhacday garoonakWiish, munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka isboortiga gobolka Banaadir.

Soomaaliya oo laga xusay maalinta nabadda iyo cayaaraha.

nabdd15Munaasabad aad u balaaran oo lagu xusayay Maalinta dunida looga dabaaldego isticmaalka cayaaraha ee nabadaynta dunida iyo maalin looogu magac daray maalinta cayaartoyda Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacday garoonka Banaadir ee magaalada Mogadishu.

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha oo kormeeray garoomada Mogadishu.

Kormeer W Isboortiga0415Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux oo ay wehliyeen guddoomiyaha GOS, guddoomiyayaal xiriiro iyo xubno ka tirsan GOS iyo Xiriirka kubada cagta ayaa manta kormeer uu ugu kuurgalayo garoomada cayaaraha ku soo maray garoomo kala duwan.

Guddoomiyaha isboortiga Olimbikada G/Dhexe ee Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Minnesota.

Cabdurashid Foonka G DHexeXaflad si aad ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay , laguna sharfayay Guddoomiyaha Isboortiga Olimbikada gobolada dhexe ee Galmudug mudane C/rashiid Cabdullahi Maxamed (Cabdirashiid Foonka), oo dhawaan loo soo magacaabay xilkaasi ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, Iyadoo ay halkaasi goob joog ka ahaayeen jaaliyadda isboortiga ee gobolka Minnesota.