This is default featured slide 1 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 2 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 3 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 4 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 5 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

 

FIBA iyo Xiriirka kubada Koleyga Soomaaliya oo ka wada hadlaya horumarinta K/Koleyga dalka.

image

Xiddigtii hore ee kubada koleyga Soomaaliya iminkana ah guddoomiye ku xigeenka dhanka farsamada iyo xiriirka caalamiga ah ee xiriirka kubada koleyga Soomaaliya, loona yaqaano [Somali basketball’s Iron Lady], Drs Xaawo Sheeikh Ahmed (Xaawo Taako) ayaa madaxda xiriirka kubada koleyga aduunka ee FIBA kala hadashay sidii taageero gaar ahaaneed loo siin lahaa horumarinta kubada koleyga dalka Soomaaliya, maadaama dalku kasoo kabsanayao dagaalo muddo dheer jiray.

Orodyahan Somali-Canadian ah oo ku guuleystay Orodka 10,000 Mitir ee Panam Games (Sawirro)

Mohamed_Axmed_ 1000m_2Arbaco, Luuliyo 22, 2015 (HOL) — Orodyaan Somali-Canadian ah ayaa ku Guuleystay orodka 10,000-Mitir ee Cayaaraha Qaaradda Ameerika ee loo yaqaano PANAM GAMES uga socda magaalada Toronto ee dalka Canada.

Guddoomiyihii Xiriirka Cayaaraha Fudud ee Soomaaliya oo geeriyooday. Tacsi

Prof Mohamed AliInaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Alaha naxariistiisa janno ha siiyee waxaa maanta dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday guddoomiyihii Xiriirka Soomaaliyeed ee Cayaaraha Fudud Prof Maxamed Cali kaasoo wax badan ka soo qabtay horumarinta cayaaraha Soomaaliyeed.

Barcelona oo mar kale hanatay horyaalka Yurub “Champions League”.

barcel5Kooxda Barcelona ayaa markii afaraad muddo 10 sano gudahood ah ku guulaysatay koobka horyaalka Yurub ka dib markii ay kulankii kama dambaysta ahaa ee koobka Horyaalka qaaradda Yurub caawa 3-1 uga adkaatay kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga.

Cayaartoyda Juunyarka Taekwaondo-ga Soomaaliyeed oo Tabarabar Adag ku Jira.

takw_JuniorWaxaa xiriirka Taekwondow-ga Soomaaliyeed (XTS) uu baryahaan si aad ah ugu dadaalayaa sidii loo soo saari lahaa dhalinyaro ciyaarta cayaaraha Taekwondow-ga matalina karta xulka qaranka Soomaaliyeed ilaa iyo heer caalami, loona diyaarin karo inay ka qeyb galaan ciyaaraha tartamada dhalinyarada ee Taekwondow-ga oo labadii sanoba mar la qabto.

Xulka Kubada Koleyga Qardho oo kaalinta 2-aad ka galay Tartanka ECAIBC (SAWIRRO)

Qardho2015Xulka Wiilasha Kubada Koleyga Magaalada Qardho ee dalka Soomaaliya, oo ka qeyb galaya Tartanka Kubada Koleyga Magaalooyinka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ECAIBC, ayaa galabta cayaartii Finalka ee Tartankaan waxa uu Magaalada Dar-Es-Salam ee dalka Tanzania kula cayaaray Xulka Magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday.

XSKK xoghaye15Naadiyada xiriirka Soomaaliyeed kubadda kolayga ayaa maanta kulan ay xilka uga qaadayaan Xoghayaha XSKK Saciid Faarax Ducaale ku yeeshay Magalaada Muqdisho.

Hargeysa: Dhallinyaro La Barey Xirfadda Feedhka Oo Xaflad Loo Qabtey

Feedh 2.jpg15Machadka jidh dhiska, Jimicsiga iyo barashada xirfadda feedhka oo ku yaalla Magaalada Hargeysa ayaa shalay xaflad u qabtey 9 dhallinyaro ah oo la baray xirfadda feedhka.

Ammaan loo soo jeediyay garsoorayaasha Soomaaliyeed

Garsoorayaasha 2015(Tunis) 03 May 2015- Guddiga garsoorka Xiriirka Kubadda Cagta CAF  ayaa si weyn u amaanay garsoorayaasha Afarta ahaa ee dalka Soomaaliya,gaar ahaan kuwii dhex-dhexaadiyey kulan ciyaareedkii Confederation Cup  ee lugta labaad una dhexeeysay kooxaha Club Afirca (Tunisia) iyo  Amal Zad (Algeria) oo Jimcihii lagu dheelay caasimadda dalka tuniiisiya ee Tunis.

Tartanka Futsalka degmooyinka Gobalka Banaadir oo Muqdisho Ka furmay +Sawirro.

Footsal15Munaasabad lagu furayay tartanka Futsel-ka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka dhacday degmada Howlwadaag. Munasaba ay si wayn u soo agaasimeeyn maamulka isboortiga gobolka Banaadir,waxaa ka soo qeyb galay guddoomiayah ispoortiga gobalka Baandir Xasan Adan Xaaji Yabarow Wiish, gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobalka banadir Cabdi Kaafi Maxamud Makaaraan, guddoomiyaha degmada hawl wadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad iyo masuuliyeen kala duwan oo kala socotay xiirarada kala duwan ee ciyaaraha.