
Xiriirka kubadda cagta Togo ayaa ku dhawaaqay in laga tagay oo laga reebay xulkaasi weeryahankooda Emmanuel Adebayor iyo goolhaye Kossi Agassa isla markaana aysan ka qeybgali doonin tartanka African Nations Cup.Gabriel Ameyi ayaa sheegay in weeraryahanka Tottenham Hotspur iyo goolhayaha Stade Reims ...
[full story]