
Weeraryahanka reer Montenegro Stevan Jovetic oo muddo dheer lala xariirinaayay kooxda Arsenal ayaa haatan lagu wadaa inuu garoonka Emirates u soo dhaqaaqo marka la gaaro bisha June. Sidoo kale markii ugu horeysay kooxdiisa Fiorentina ayaa qiratay inay laacibkan laga daba ...
[full story]