
Thierry Henry ayaa waxaa damac kaga jira in uu mar kale ku soo laabto garoonka Emirates, isagoo arrintaa la tagay saaxiibkii ahna taageeraha koowaad Henry tababaraha kooxda Arsenal mr. Arsene Wenger. Tababare Arsene Wenger ayaa ka jawaabay baaqii kaga yimid ...
[full story]