header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031

Newsletter
Subscribe to newsletter:



February 17, 2013



Sort by:  title [Title]  author [Author]  date [Date]  down up


By Abdirahman Mire on Feb 17,2013

KOOXDA HEEGAN OO LA CARAAWADAY KOOBKII


imageGaroonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 13aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay wiilasha Horseed iyo Heegan, waxaana markii shanaad ee isku xiga koobka gacanta ku dhigay Heegan oo 17-15 ugu awood sheegatay Dekedda. ... [full story]


By Abdirahman Mire on Feb 17,2013

MOHAMED FARAH OO MAR KALE KU GUULEYSTAY


imageGeesigii weynaa ahaana halyeyga Labada biladooda isku qaatay Cayaarihii Olympic-kada. Mohamed Farah ayaa maalintii Sabtida ahayd wuxuu garoonka weyn ee magaaladda Birmingham ee cariga Ingiriiska ka dhigay wacdarro la wada sugayey. Orodyahanka Ingiriiska ee ka soo jeeda dalka Soomaaliya Maxamed ... [full story]



 Quran Recitation & Hadith Translation Arabic/ English
mohamed_farah_01 Dadaal ayaa lagu gaaraa Guushaa
Wareysi, Coach Mohamed Salim & Referee A. Cadday
jama_aden
Coach of the Year Jama Aden
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
eXTReMe Tracker