
Waxaa shalay ka dhacday garoonka 1da Luuliyo ee magaaladda Muqadisho cayaar ka tirsanayd koobka horyaalka 13 aad ee kubadda gacanta ayna daawashadeeda u soo daawasho tageen taageerayaal aad u buuxdhaafiyey garoonka iyo waliba madax ka tirsan wasaaradda iyo hay’addaha cayaaraha ...
[full story]