This is default featured slide 1 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 2 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 3 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 4 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 5 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

 

HIRDA oo biloowdey diiwaangelinta cayaaraha AFT 2014

Hirda AFTHay’adda HIRDA xafiiskeeda ku yaal magaalada Amsterdam ayaa biloowdey iska diiwaangelinta cayaaraha Amsterdam Futsal tournament 2014.

Genoa Oo Kala Dhantaashay Juventus, Inter Milan Iyo Roma Oo Guulaystay Iyo Milan Oo Lagu Dhagay

interKooxda Geneo ayaa guul muhiim ah iyo saddex dhibcood oo dahabi ah ka qaadatay kooxda Juventus. Gool uu Luca Antonini u dhaliyay kooxdiisa Genoa waqtiga dhimashada ee dhamaadka waqtiga dheeriga ah ayaa Genoa u sahashay inay guul daro xanuun badan dhabarka u saarto kooxdii Juventus ee horyaalka iska maamulanaysay.

Quran & Hadith Explorer

Quran1

Cristiano Ronaldo oo Saddex Abaal Marin Ku Guuleystay Maxay Yihiin.

C Ronaldo 3 pricesCristiano Ronaldo oo Saddex Abaal Marin Ku Guuleystay Maxay Yihiin.

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay oo la siiyay abaal marinta ciyaaryahanka ugu fiican horyaalka Spain ee Dhaliya goolasha Saddexleyda ah.

Mohamed Farah

mohamed Farah

Wax Ka Ogow Sababtii Uu Messi U Muuqan Waayay Kulankii El-Clasico.

Messi Classico14Laacibka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa lakulmay dhaleecayn xoogan kadib markii uu muuqan waayay kulankii El-Clasico.

Serena Williams wins fifth WTA

Serena-WilliamsSerena Williams beat Romania’s Simona Halep to win the season-ending WTA Tour Finals for the third year in a row on the event’s debut in Singapore.

The American top seed won 6-3 6-0 to claim the WTA title for the fifth time.

XSKK oo shir ku yeeshay Muqdisho xilka qaadisna ku sameeyay Macalimiitii Xulka +Sawiiro

XSKK14Waxaa Maanta magaalada muqdisho ka dhacay shir ay isugu yimaadeen Madaxda Xiriirka kubadad kolayga Somaliyeed, Xubnaha Xiriirka iyo kooxaha kubadda kolayga, waxaana shir gudoominayay guddoomiyaha XSKK Cabadulaahi Nuur Maxamed Cadaani.

West Ham oo dharbaaxo lama filaan ah ku dhufatay Manchester City.

Westham14Kooxda West Ham ayaa hakad gelisay rajadii kooxda Manchester City ee Horyaalka dalka Ingiriiska ka dib markii ay kulankii maanta ka dhacay bariga London 2-1 ay guushii ku raacday kooxda West Ham oo markii ugu horeysay tan iyo sanadkii 1999 kii shan kulan oo bilowga horyaalka ka mid ah guulaysatay.

Hordhaca Kulanka xiisaha Leh Ee Liverpool v Hull City, Balloteli oo fursadi ugu danbeysay heesta

hull-city-vs-liverpool14  Kooxda Liverpool ayaa galabta marti u noqon doonta kooxda Hull City xili ay   doonaysa inay iska mayrto guuldaradii xanuunka badneyd ee ka soo gaarto Real Madrid ayaa galabta Anfield ku marti qaadi doonta kooxda Hull City.