This is default featured slide 1 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 2 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 3 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 4 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 5 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

 

Guddoomiyaha isboortiga Olimbikada G/Dhexe ee Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Minnesota.

Cabdurashid Foonka G DHexeXaflad si aad ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay , laguna sharfayay Guddoomiyaha Isboortiga Olimbikada gobolada dhexe ee Galmudug mudane C/rashiid Cabdullahi Maxamed (Cabdirashiid Foonka), oo dhawaan loo soo magacaabay xilkaasi ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, Iyadoo ay halkaasi goob joog ka ahaayeen jaaliyadda isboortiga ee gobolka Minnesota.

Gabdhaha Horseed oo ku guulaystay koobka Jen.Daa’uud.

Gabdhaha Horseed 15Gabdhaha kubadda kolayga ee naadiga Horseed ayaa ku guulaystay koobka kubadda kolayga Jen.Daa’uud oo ay sanadkan ku loolamayeen ayaga iyo kooxdada Heegan oo ay kulankan guul ka gaareen Gabdhaha.

Taageere ka waantoow ficil xun oo noqo kan ammaanta leh (Faallo)

Taageer15Qallinka naxdinta ayaa mar kale goostay inuu tusaalleeyo waxa ay tahay taageeronimada marka laga hadlaayo cayaaraha, waan hubaa dad badan in maskaxdooda ay ka sii guuxeyso falkii argagaxa lahaa ee wiil yar uu naftiisa ku waayay.

Xoghaye Xasan Farey oo xeer ilaaliye ka ah cayaar ka tirsan is reeb reebka kooxaha horyaalada Africa

Xeer Ilaaliye Xassan Farey15Xeer ilaaliyaha ururka kubada cagta Africa ee CAF ahna xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Mudane Xasan Maxamed Maxamuud (Farey) oo ku sugan dalka Niger ayaa Jimcaha waxaa uu xeer ilaaliye ka noqon doonaa cayaar ka tirsan is reeb reebka tartanka kooxaha horyaalada Africa.

SHirwaynihi Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo Muqdisho ka dhacay+Sawirro

XSKK03_15Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa maanta  Hotelka Glopal ee magaalada Muqdisho ku qabtay Shirwaynihii sanadlaha  ee xiriirka ,waxaana ka kasoo qayb galay  Masuulyiin ka socotay Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga ,Madax ka soctay Gos , kooxaha iyo ururada XSKK , Madaxda iyo Xubanaha xirirka kubada kolayga  iyo Marti sharaf  lagu casuumay.

Fikir fayoobi qaba iyo dhalinyaro heelan (Faallo)

XSKK0315Fikir fayoobi qaba iyo dhalinyaro heelan (Faallo)

Bini’aadam kasta ee dunida ku nool waa mid saaxiib la ah fikir, taa oo ka dhigan inuu leeyahay wax currin wanaagsan, mana jiro qof fikirkiisa uu guuldarreesto, haddii mowduuca abuuraha uusan gaabis sameynin.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Oo Go’aamo adag laga soo saaray Ciraartii Banaadir… goobjoog.com Guddiga Dihsibiliinka Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa ganaax dul-dhigay Naadiga Banaadi…

XKCS Banadir15Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Oo Go’aan adag ka soo saaray Ciraartii Banaadir Sports.Club iyo Jeenyo.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada gacanta oo ka qayb gashay tababar kubadda gacanta ah.

XSKG15Xiriirka Soomaaliyeed Kubadda Gacanta waxa uu 15 – 17/01/2015 ka qeyb galay Tababarkii 1aad ee Maamulka oo loo qabtey Xoghayeyaasha Xiriirada kubadda gacanata  Caalamka oo idil, laguna qabtey Dalka Qatar, caasimaddiisa Doxa.

TAARIIKHDA XIRIIRKA SOOMAALIYEED EE JUUDOWGA IYO KAN CAALAMKA‏

Muuse M OsmanCiyaarta juudowga iskeed ayey u aas’aasantay sida ciyaaraha casriga ah oo kale sanadkii 1882 – kii, Professor JIGANO KANO oo u dhashay dalka Japan ayaa doorasho iyo dib u habeen farsamo kala duwan ah u isticmaalay dugsiga JUJITSU.

CADAANI IYO ABDIQANI SICIID CARAB SHAQO FIICAN AYEY WADANKA U HAYAAN – DADKA QURBAHA KA QEYLIYA WADANKA HAKU LAABTAAN – EREYADII SHIINE GUHAAD “DAAWO”

Shino 15Cayaaryahankii kubadda kolayga ee Qaranka iyo naadiga wakaalada ganacsiga ee Inji isla markaana ahaa macalinka qaranka kubadda kolayga gabdhaha Somalia ABDIRAXMAAN MAXAMED GUHAAD “Shiine Guhaad” ayaa wareysi aad u dheer siiyey shabakada SOLASPORTS, isagoo ka hadley gebi ahaan horumarka ka socda dib u dhiska cayaaraha Somalia, hadii ay ahaan lahaayeen kuwa kubadda cagta iyo kolayga.