African Football can’t be managed by Criminals

Kubadda Cagta Afrika ma maamuli doonaan DAMBIILAYAAL.

 

Hadalkaas ayaa ahaa hadalkii uu jeediyay Guddoomiyaha la doortay ee Xirriirka Kubadda Cagta Qaaradda Afrika ee CAF.

 

SOOMAALIYA OO KA MID AH XIRRIIRKA CAF Ma ka mid noqon doontaa Xirriirada Mas’uuliyiintooda ay saamaynta ku yeelan doonto hadalka Guddoomiyaha cusub Ahmed Ahmed oo ahaa:

 

African Football can’t be managed by Criminals!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *