AfroCanadian

Webside-kan kala socda Jadwalka iyo dhibca tiriska cayaaraha kubadda cagta caruurta 10, 12, 14, 16, 18 Jir iyo gabdhaha ka hooseeya 14 jir ee AfroCanadian Toronto
20ka Jannayo ilaa iyo 7da Abriile, 2017

Ka daawada video-ha xoronimo goos gooska cayaaraha jimco kasto lagu qabto George Harvey.s SchoolFURITANKII

  1. CIYARAHA AFRO-CANADIAN SPORT ASSOCIATION (ACSA) OO MAGALADA TORONTO KA BILOWDAY

             FURITANKII CIYARAHA AFRO-CANADIAN SPORT ASSOCIATION (ACSA) OO MAGALADA TORONTO KA BILOWDAY

2. Ciyaarihii Afro Canadian oo wali is aragii koowad lagu guda jiro

Ciyaarihii Afro Canadian oo wali is aragii koowad lagu guda jiro

 

 

Fadlan Ilaaliya Sportsmanship-ka “ruuxa cayaaraha”.

Ogolaw Guul iyo Guuldarro