Category Archives: Uncategorized

WARGELIN IYO OGEYSIIN

OGAYSIIS KU SOCOTO BAHDA SPORTS WAXAAN OGEYSIINAA IN UU STROKE KU DHACAY WUXUU KU DHUFTAY GACAN IYO LUG CAYAARYAHANKII KOOXDA BADDA EE AHAA GOOLHAYAHA LABAAD HAMZA MOHAMUUD M MOHAMED SAYID ALI KUNA NOOL JEDAH WUXUU IDINKA RABAA IN AAN CAAWISAAN WALAALKEEN MOBIL NUMMER 00966559592769

MUDANE ABDIXAAQ AHMED OO LOO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA ABAABULKA CAYAARTOYDA QARANKA EE MINI FOOTBALL

Somali Minifootball Somfa executive committee agreed to nominate the Vice President of Somali Minifootball Somfa Mr Abdixaaq Ahmed as the Chairman of the Organizing Committe of issues related to the Association`s [aticipation for the coming African Minifootbal Cup which will in Tunis, Tunisia on Aprill 2017.

Somali Minifootball Somfa and the entire nation wish the chairman all the best Insha’a Allaah.

KOOXDA WHITE STARS EE KA DHISAN MAGAALADA LONDON……

Kooxda White Stats FC ee ka dhisan waqooyiga London ayaa waxaa gacanta ku haya wiilal Soomaaliyeed. Da’da ugu yar ee ay gacanta ku hayaan ayaa ah 4jir iyo wixii ka weyn.

Kooxdan waa kooxdii labaad oo AKADEMI ku leh dalka Ingiriiska.

MAXAMEDOW SPORTIGA MAXAA LAGA SHEEGAY?

MAXAMED:

WAXAAN LA YAABANAHAY BAHDA SPORTIGA QURBAHA KU NOOL IN AY ISKU CANAANAYAAN MAXAAN SPORTIGA U HORMARIN WEYNAY.

MIDDA KALE WAXAY IS WEYDDIINAYAAN MAXAA HELAY TARTAMADA QAAR EE HOREY LOO QABAN JIRAY.

GUDDOOMIYAHA SOMALI MINI FOOTBALL EE QAARADDA AASIYA LIIBAAN ABDOW OO SI HEER QARAN AH LOOGU SOODHAWEEYEY

Liiban Mohamed ABDOW OO ah Guddoomiyaha Mini Football EE Qaaradda Asiya ayaa Waxaa casho sharaf LOOGU sameeyey magaalada Bristol EE cariga Ingiriiska.

FURITANKII CIYARAHA AFRO-CANADIAN SPORT ASSOCIATION (ACSA) OO MAGALADA TORONTO KA BILOWDAY

Magaalada Toronto Ayaa Waxaa si sharaf leh uga furmay tartan kubada cagta ah waxaana loo soo dhigay koob qurux badan, caruuta da’dooda tahay 10,12,14,16, iyo 18toban jir

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Waxaa dhammaan akhrisayaasha website ka www.somalisc.com la OGEYSIINAYAA in uu webka dib u shaqo bilaabi doono.

Qoraaladii xiisaha lahaa iyo wararkii sportiga ay inoogu barteen akhristayaasheena dib ayaan u soo celin doonaa.

Sanadkan cusub 2017ka iyo waxyaallo cusub ku soo dhawaada Insha Allah.