CAYAARIHII DAWLAD GOBOLEEDKA OO LA JOOJIYEY…

Go,aan ka so baxay Golaha Wasiirada ayaa lagu joojiyay Ciyaartii Galabta dhax Mari Laheyd Jubaland Iyo Galmudug .

Ciyaartan xiisaha badan ayaa loo baajiyay Sababo la Xariiro xalad Ami daro iyadoo saakay Qarax lagula beegsaday Ciidama Ka Tirsan Dowalada Somaliya xerada General Kaahiye.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *