GALABTA IYO CAYAARTA CONS STADIUM.

Galabta Saacadda marka ay tahay 3:30pm ayaa garoonka Cons Stadium ku ballansan labada kooxood ee kala ah Hirshabeele State iyo Puntland State.

Haddii ay badiso Hirshabeele seddeda koox waxay wada yeelin doonaan min seddex dhibic.

Haddii laga baaiyo Hirshabeele waxaa loo gudbi doona Koonfur Halkaas State iyo Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *