GUDDOOMIYAHA SOMALI MINI FOOTBALL EE QAARADDA AASIYA LIIBAAN ABDOW OO SI HEER QARAN AH LOOGU SOODHAWEEYEY

Liiban Mohamed ABDOW OO ah Guddoomiyaha Mini Football EE Qaaradda Asiya ayaa Waxaa casho sharaf LOOGU sameeyey magaalada Bristol EE cariga Ingiriiska.

Guddoomiyaha oo aad looga qaddariyo magaalada Bristol ayaa Waxaa casho sharafta ka SOO QAYB GALAY DHAMMAAN ururada Bulshada EE ka dhisan magaaladaasi.

Dhamaan DADKII ka SOO qayb galay casho sharaf tan ayaa hadaladooda ku SOO koobay SOO dhawoow Mudane Guddoomiye Liibaan.

Ugu dambayntii waxaa hadalkii la wareegay Guddoomiyaha Somali Mini Football EE Qaaradda Asiya Mudane Liiban ABDOW.

Guddoomiyaha wuxuu u Mahad celiyey guud AHAAN marti sharaftii ka SOO QAYB gashay casho sharafta gaar AHAAN masuuliyiintii SOO abaabushay munaasabaddan quruxda badan EE lagu SOO dhaweeyey.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *