Home : General : Ka Faaiidayso:BARBAARINTA ILMAHA EE WANAAGSAN!HALKEE LAGA BILABAA
Ka Faaiidayso:BARBAARINTA ILMAHA EE WANAAGSAN!HALKEE LAGA BILABAA
Halkee laga bilabaa barbaarinta ilmaha ee wanaagsan? waa su´aal aad muhiim u ah, una baahan inaan si wanaagsan uga fikirno, jawaab sax ahna ka bixino. Waxaa dhab ah inayna ahayn inaan ka bilowno sidaan ilmaheena uga reebi lahayn madax adayga, beenta iyo waxyaabaha la midka ah. Sidoo kale sax ma aha inaan ka bilowno; sidaan ilmaheena uga dhigi lahayn kuwa guul sare ka keena waxbarashada, qaata shahaadooyin sare. Kahor intaan su´aashaa laga jawaabina waxaan weydiin lahaa dhawr su´aalood oo laga yaabo inay jawaabta inoo soo dhaweyn lahayeen.
438 times read
|
Did you enjoy this article?
|
Comments (0 posted)
|
|