header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031

Newsletter
Subscribe to newsletter:


Qur'an iyo Subac

email Email to a friend | print Print version | comment Comments (0 posted)

Xulka koleyga Soomaaliya oo ku sii jeeda Tanzania

By Salah Hassan Omer [Salah Dheer on January 14,2013

image

 

Wiilasha xulka kubadda koleyga Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya tartanka Bariga iyo Bartamaha Africa kaasoo 21-ka January 2013, ka furmaya Tanzania, iyadoona wafuud kala gedisan oo ka tirsan xiriirka kubadda koleyga ay ku sii qul qulayaan Tanzania.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga ayaa sanadkaan diyaar garow ka gedisan sanadihii hore sameeyay si ay guulo ugu keenaan ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa, sida uu shaaciyay Macalinka Xulka Qaranka Kubada Koleyga Soomaaliya Cumar C/qaadir Baarajab.

Ciyaartoyda Xulka koleyga ee Soomaaliya ugu qeyb galaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa ayaa ka gedisan ciyaartoydii horey xulka u matali jirtay, waxaana la sheegay in kuwaani ka wada ciyaaraan dugsiyada (Collage) Waqooyi Mareykanka.

Xoghayaha Xiriirka Kubada Koleyga, Guddoomiye kuxigeenka Xiriirka iyo xubno kale ayaa ka qeybgali doona tartanka Tanzania ka furmi doona.

21-27 January ayeey ciyaarahaan ka socon doonaan Tanzania.

Magacyada Ciyaartoyda Qaranka Soomaaliya

1. Faisal Jama Aden.

2. Abdi Ahmed Faras.

3. Mohamed Abukar.

4. Munye Haydar.

5. Osman Abdirahman.

6. Osman Maslah Mohamed

7. Hussein Abdullahi Mahdi

8. Liban Abdi Hassan

9. Hussein Mohamed Addow

10. Yusuf Qaafow

11. Abdi Mohamed

12. Mohmed Ali

Salah Hassan Omer [Salah Dheere]
 
 

392 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00 (total 6 votes)
comment Comments (0 posted)
 Quran Recitation & Hadith Translation Arabic/ English
banadir_01 Tartanka kubada cagta ee gobolka bandir
mohamed_farah_01 Dadaal ayaa lagu gaaraa Guushaa
Wareysi, Coach Mohamed Salim & Referee A. Cadday
jama_aden
Coach of the Year Jama Aden
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed

More News

eXTReMe Tracker