header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031

Newsletter
Subscribe to newsletter:


Qur'an iyo Subac

email Email to a friend | print Print version | comment Comments (0 posted)

MOHAMED FARAH OO MAR KALE KU GUULEYSTAY

By Abdirahman Mire on February 17,2013

image

Geesigii weynaa ahaana halyeyga Labada biladooda isku qaatay Cayaarihii Olympic-kada. Mohamed Farah ayaa maalintii Sabtida ahayd wuxuu garoonka weyn ee magaaladda Birmingham ee cariga Ingiriiska ka dhigay wacdarro la wada sugayey. Orodyahanka Ingiriiska ee ka soo jeeda dalka Soomaaliya Maxamed Farax ayaa ku guuleystay orodka dheer ee 3,000 mitir. Orodyahankan oo si weyn loogu yaqaan magaca MO farah ayaa ku guuleystay orodka 3,000m ee cayaaraha fudud British Gran Prix.

mo_farah_400_01

Mo Farah ayaa heysta billadaha dahabka ee 5000 iyo 10.000 ee oliybikada Caalamka, wuxuuna hadda isu diyaarinayaa inuu ka qeyb galay orodka dheer ee Maratoonka ee ka dhici doona magaalada London ee bisha April ee soo socota.

Mo Farah ayaa lagu wadaa inuu ku helo dhaqaale ka badan $800.000 (sidee boqol oo Kun oo dollar) orodka Maratoonka London ee bisha April 2013 hadduu ku guuleysto. Waxaana u rajeynaynaa in uu ka keeni doonno guul wanaagsan. Hadduu Alle waafajiyo.


87 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00 (total 1 votes)
comment Comments (0 posted)
 Quran Recitation & Hadith Translation Arabic/ English
banadir_01 Tartanka kubada cagta ee gobolka bandir
mohamed_farah_01 Dadaal ayaa lagu gaaraa Guushaa
Wareysi, Coach Mohamed Salim & Referee A. Cadday
jama_aden
Coach of the Year Jama Aden
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed

More News

eXTReMe Tracker