KOOXDA GALMUDUG STATE OO LOOGU AWOOD SHEEGTAY…..

Galabta waxaa garoonka Cons Stadium gooda is daray labada kooxood ee kala ah Galmudug State iyo Banadir State.

Cayaarta waxay ku bilaabatay jawi deggan. Garoonka waxaa buuxa dhaafiyey labada koox taageerayaashooda.

Weerar iyo weerar celis  waxaa seddex gool iyo eber loogu awoodo sheegtay wiilasha Galmudg.

Banadir state ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay oo u soo gudubta wareegga labaad iyo semi final.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *