TARTANKA DAWLAD GOBOLEEDYADA KUBADDA CAGTA.

Waxaa wiiggii hore ee la soo dhaafay ka furmay garoonka Cons Stadium tartanka kubadda cagta ee dawlad GOBOLEEDYADA Somaliya.

Wasiiradda wasaaradda SPORTIGA Marwo Khadiijo ayaa furtay tartanka bilowgiisa.

Marwo Khadiijo waxay ka yaabsatay bahdii SPORTIGA EE halkaas isugu YIMID ka dib markii laad xooggan ay ku laadday kubaddii.

Galabta Saacadda marka ay tahay 3:30pm ayaa garoonka Cons Stadium ku ballansan labada kooxood ee kala Banadir iyo Galmudug.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *