FURITANKII CIYARAHA AFRO-CANADIAN SPORT ASSOCIATION (ACSA) OO MAGALADA TORONTO KA BILOWDAY

Magaalada Toronto Ayaa Waxaa si sharaf leh uga furmay tartan kubada cagta ah waxaana loo soo dhigay koob qurux badan, caruuta da’dooda tahay 10,12,14,16, iyo 18toban jir

koobkaan waxaa soo qaban qaabiyay macalimiin tababarta caruurta kubada cagta macalimiintas oo maka dhamaantod la isku geeyo ama isku darsamay ayaa waxey la baxeen magacaan, Afro-Canadian Sport Association (ACSA)

 

Gudomiyaha Ururkaan hassan Harbi ayaa waxaa uu inoo sheegay in macalimintan isbaheysatay ee u istaageen barbaarinta caruuta soomaliyed ee ku nool magalada Toronto, sidookale Hassan Harbi Waxuu inoo Sheegay in gudi ka sareeya macalimintan isbeheysatay in uu jiro kaa si oo ilaalinaya qaabka maamulka tartanka hada socda.

Cayaarta koowad waxaa wada kulmay da’da yaryar 10 kooxda hilaac 7 iyo horseed 9, cayaartii kuxigtay waxaa wada kulmay da’da ku xigta 12 kooxda simkey 11 iyo muqdisho 1, cayaarta sedaxaad oo wada kulmi lahaayeen da’da 14 jir kooxda Muqdisho 0 iyo Semcay 3

Video-ha ka daawada websideka:

http://xoronimo.com/index.php/2017/01/20/furitankii-ciyaraha-afro-canadian-sport-association-acsa-oo-magalada-toronto-ka-bilowday

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *