Xoghayaha Guud ee Xirriirka Somali Minifootball Somfa Haji Adan Abdulle,

Xoghayaha Guud ee Xirriirka Somali Minifootball Somfa Haji Adan Abdulle, Macallinka Qaranka Osman Maye #Iskoot iyo Xubin Guddiga #AhmadAliUlusoow oo maanta soo dhaweyn ugu sameeyay Guddoomiyaha Somfa ee Qaaradda Aasiya iyo ku Xigeenkiisa Liiban Mohamed Abdo iyo Mahad Mohamed Osman Faramalab hotelka Diplomaic ee Magaalada Muqdisho. 

Waxaa si gaar ah looga hadlay koobka is dhexgalka bulshada ee Somfa oo ka furmaya maanta garoonka Faramalab ee Howlwadaag iyo sidii looga dhabayn lahaa ka qeyb galka xulkeena koobka Qaramada Qaaradda Afrika oo bisha April horraanteeda ka dhici doonaa Tunisia Insha Allaah.

 

Guul iyo Gobanimo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *