By Xuseen M. Cabdulle Riiko on February 07,2010
 Shir ay isugu yimaadeen xubnaha ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota , Somali Youth Development Organization In Minnesota (SYDOM), ayaa habeenimadii xalayto oo taariikhdu ku beegnayd 02/05/2010 lagu qabtay xarunta ururkaasi ee magaalada Minneapolis- gobolka Minnesota. Shirkaasi isaga ... [full story]
|
By Xuseen M. Cabdulle Riiko on February 07,2010
 Bahda Isboortiga ee gobolka Minnesota waxaa ay tacsi u dirayaan Hooyo Shariifo Siyaad, dhamman Reer Shiikhow Jalbe, Walaalihiisa iyo dhmmaanba caruurtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxmed Shiikhow Jalbe oo habeenimadii taladada oo taariikhdu ku beegnayd 02/02/2010 ku ... [full story]
|
By Xuseen M. Cabdulle Riiko on February 06,2010
 Naadiga horumarinta dhallinyarada Soomaalida/Maraykanka, Somali/American Youth Enrichment Club oo ka mid ah ururada ku midoobay ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota (SYDOM), ayaa bilaabay tababar Kubadda cagta ah oo ay u qabanayaan dhallinyarada da’dooda u dhaxeyso 6 jir ilaa ... [full story]
|
By Xuseen M. Cabdulle Riiko on February 06,2010
 Tababaraha xulka Ingiriiska Fabio Capello ayaa go'aansaday inuu Kaptainimada Xulka Ingiriiska ka qaado John Terry oo lagu eedeeyay inuu Xriir jaceyl ah la wadaagay Gabadha model-ka Venessa lagu magacaabo.Tababarahaan u dhashay Talyaaniga ayaa shalay shir 12-daqiiqo qaatay la yeeshay Terry ... [full story]
|
By Xuseen M. Cabdulle Riiko on February 06,2010
 Somalia is a hard one. Looking behind the headlines for examples of how football can bridge divides, bring people together and provide hope is the reason behind this Football United series but few countries have such a bad press. The ... [full story]
|
By Axmed Mooge on February 06,2010
 Wadanka ah horyaalka qaaradda afrika ee Masar ayaa waxaa uu kaalin wanaagsan ka soo galay qiimeynta bilaha ee Fifa ay samayso. xulka lagu naaneyso Faraaciinta ayaa waxaa ay kasoo dhaqaaqeen kaalinta 14-aad iyagoo soo galay kaalinta 10-aad ama 10 ... [full story]
|
By Mussa M. Nasir on February 05,2010
 Obama admits that he is a Muslim. Obama bowing before a Muslim king. Obama talking about his Muslim family. Obama quoting from the Koran. Obama defending Islam. Obama visiting a Mosque. And many more clips of Obama and his Muslim ... [full story]
|
By Said Ibrahim Hussein [BUUNA] on February 04,2010
 Djibouti: Waxaa magaalada Dijbouti ka furmay Aqoon iswdeydaaarsiga ku saabsaan Habaynta Siyaasadda iyo Isboortiga oo ay soo agaasintay wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga iyadoo ay maalgelisay hay`adda Qaramada midoobay dhinaca siyaadda ee UNPOS. Aqoon isweydaarsigan oo ay ka qeybgalayaan mas`uuliyiinta wasaaradda ... [full story]
|
By Axmed Mooge on February 03,2010
 Kooxda Liverpool ayaa waxay qarka u saaran tahay in ay hishiis la gaarto xidiga lagu magacaabo Milan Jovanovic. Xidigaan oo u cayaara kooxda Standard Liege ee dalka Belgium-ka ayaa waxaa si weyn u xiiseenaya madaxda Farsamada Liverpool oo doonaya ... [full story]
|
By Mohamud Ismail on February 02,2010
 Xulka kubadda cagta ee dalka Masar ayaa xalay cayaartii kama dambaysta ahayd ee koobka qaaradda Afrika 1-0 uga adkaaday xulka dalka Ghana sidaasina ku galay taariikhda koobkan ka dib markii ay noqdeen dalkii ugu horeeyey ee koobkan ku guulaysta saddex ... [full story]
|